Xaflad lagu midaynayay maamuladii horay looga dhawaaqay magaalada Baydhabo ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho waxaana ka soo qaybgalay madaxda ugu saraysa dowlada.
Xafladaan ayaa sidoo kale waxaa lagu aqoonsaday maamulka sadaxda gobal iyadoo loo soo jeediyay in maamulkii lixda gobal ay ku biiraan maamulka Sadaxda gobal.
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo xaflada ka hadlay
halkanka Ka Dhageyso.
[audio:http://wadaninews.net/wordpress/wp-content/uploads/2014/06/Gudoomiyaha-Baarlamaanka-Soomaaliya-Maxamed-Sheekh-Cusmaan-Jawaari-wadanine.mp3|autostart=yes]