Dhageyso: Gudiga Xalinta Khilaafkaadka Doorashooyinka Dalka Oo Naxiyey Musharaxiinta Ku Guuleystey Aqalka Hoose

0
169

Baydhabo(INO)- Gudiga Xalinta Khlaafaadka ee Doorashooyinka dalka ayaa Maanta Baydahbo Ka Sheegeen Hadal ay ka naxeen Musharaxiin Ku guuleystey Aqalka Hoose Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya isal markaana kuwaasoo Muran ka taagan Doorashooda.

Gudiga Xalinta Khilaafkaadka Ee Doorashooyinka Dalka Ayaa sheegeen  in aysan Gudbin karin Xubin aqalka hoose ah oo la doortey isla markaana lagu muransan yahay ama dood ka taagan Baarlamanka 2016 ilaa xal laga gaaro.

Sidoo kale waxay sheegen in 30th 11 2016 la dooran doono Madaxweynaha Dalka, isla markaana Kooramka la rabo uu yahay 180 Mudane beelaha Is raajinaya waa Yaalkooda.

Halkan Ka Dhageyso