Kulan aan caadi aheyn ayaa maanta dhexmaray Qaar kamid ah Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed iyo Madaxweyne Madoobe Nuunow Maxamed.
Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Ee 6da Gobol ayaa kula taliyay Madaxweyne Madoobe Nuunow iyo Wafdigiisa in si deg deg ah uga baxaan magaalada Muqdisho ayna u aadaan Magaalada Baydhabo Janaay.
Malaaq Jalaal Malaaq Maxamuud oo kamid ahaa Odayaashii kulanka la qaatay Madaxweynaha Lixda Gobole Ee Koonfur Galbeed ayaa Baaqa maanta kasoo baxay Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed u akhriyay Warbaahinta.
Halkan Ka Dhageyso Baaqa Odayasha Lixda Gobol.
[audio:http://daafeet.com/wp-content/uploads/2014/06/malaaq-jalaal-.mp3|autostart=yes].
Idale News Online, Baydhabo Janaay.