Dhageyso: Go’doon iyo Biyo La’aan Ka Jirta Degmada Yeed Ee Gobolka Bakool

0
255

Yeed(INO)-Iyadoo Xaalad bini’aadanimo oo ay ka mid tahay Biyo la’aan ay ka jirto Degmada Yeed ee Gobolka Bakool  ayaa hadana Maamulka Deegaanka waxa uu ka cabanayaa go’doonka saaran Magaalada.

biyo.laan

Gudoomiyaha Yeed Cabdi Saaqid Duwane ayaa sheegaya in Al Shabaab ay go’doomiyeen Degmada taasina ay sii saa’idisay Xaaladda bini’aadanimo.

Duwane ayaa ugu baaqay Dowladda iyo AMISOM in go’doominta ay saareen deegaanka Al Shabaab la iska kaashado sidii looga qaadi lahaa. Al Shabaab ayaa go’doomiyay Magaalooyinka Bakool tan iyo markii laga qabsaday.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Yeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here