Dhageyso: Fiqi Madaxweyne Ku Xigeenka KG Soomaliya ee 3da gobol: “Sheekada Shabeellaha Hoose waxay maanta mareysaa Digil & Daamo Ee Biyamaal waa yimaadeen…”

0
216

Maxamed Fiqi oo ah madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Koonfur Galbeed oo 3da gobol ayaa sheegay in xalka dagaalada soo noqnoqdey ee gobolka Sh/hoose uu gaarey meeshii ugu xumayd 23kii sano ee la soo dhaafey. Fiqi ayaa sheegay in beesha uu ka soo jeedo jiritaankooda gobolka la inkiray laguna tilmaamo dad deegaanka Shabeelaha hoose yimid, halka beelaha dhowaan qabsadey degmada Marka ku tilmaamey in ay wadaan qorshe ku aadan in gobolka Shabeelaha Hoose ay leeyihiin Digil iyo Daamo.
Dhageyso Wareysiga Max’ed Xasan Fiqi oo arrimahaas iyo suurtogalnimada in nabad la gaaro dagaalada ka socda gobolkaShabeelaha Hoose:

Halkan ka Dhageyso.

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/06/Fiqi_digilDaamo.mp3|autostart=yes]
fiqi

Idale News ONline