Hargeysa(INO)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng: Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay heshiiskii gelinkii danbe ee maanta ay ku gaareen dalka Jabuuti madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Somaliland.
Heshiiska oo ka koobnaa ilaa iyo 6-Qodob ayuu sheegay Feysal Cali Waraabe inuu soo dhaweynayo,isagoona hadalkiisa intaasi ku daray inay tahay talaabo horay loo qaaday.
Halkan Ka Dhageyo Codka Eng. Faysal Cali Waraabe.
Idale News Online, Hargeysa.