Dhageyso Faroole: “Anagu Ma Moodeyn inuu dagaal ooge iyo koox Islaami ah xiriir la lahaa markuu nala soo xiriirey ee uu doorashada Madaxnimada Somalia ku jiray”

0
212

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo wareysi dheer siiyey Telefivision Somali Channel ayaa si weeraray shaqsiyada Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya. Faroole ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu la soo xiriirey Puntland xiligii doorashada isagoo ka codsadey in ay taageeraan maadaama uu yahay nin da’ yar oo aqoon iyo waaya aragnimo u leh Somalia, hase ahaatee Maamulka Puntland yiri ma moodeyn inuu yahay warlord iyo inuu xiriir la leeyahay kooxaha Islaamiyiinta xag jira ee dalka
Dhageyso Faroole oo arrimahaas ka hadlaayo iyadoo cod iyo Video ah:
[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/09/Farole09.mp3]


PuntlandFarole
Idale News ONline