Idale Somali News Update Dhageyso: Dulmi Diid “Mudane Madaxweyne Aniga Columbus Ohio uma imaanin inaan Madaxda dowlada ammaano sida dadka qaarkiis ee Dhibkeyga inaan sheegto ayaan u istaagey” By News-Editor - September 30, 2013 0 196 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Mudane Madaxweyne Uma istaagin inaan idin amaano sida Soomaaliyeed intooda badan aad uga barateen markey hortiina imaadaan ee waxaan rabaa inaad gudbiyo dhibaatada dadkeyga iyo dalkeyga ka jira oo aan la qarin karin. Idale News Online