Dhageyso: Dowlada Soomaaliya oo Bilaawdey Dhoofinta Wax soo saark Dalka Ee Mooska.

0
333

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in beeralay Soomaaliyeed ay mooskii ugu badnaa muddo 10 sanno ah ka dhoofiyeen dekeda Muqdisho, iyagoo u dhoofiyay dalalka Kuwait iyo Imaraadka.

Wasiirka Beeraha ee dowladda Soomaaliya Cabdi Axmed Maxamed (Baafo) ayaa VOA u sheegay in mooskan lagu sahaminayo suuqyada Khaliijka.

Mooskan la dhoofiyay ayaa gaaraya ilaa 78 tan oo lagu guray 6 konteenar.

 Halkan ka Dhageyso wareysiga Wasiirka Beeraha.

 

[audio:http://www.midnimo.com/wp-content/uploads/2014/05/mooska.mp3|autostart=yes]

Waxsoosaarka soomaaliyaso