Baydhabo(INO)- iyadoo uu dhamaadey Wajagii 1aad ee Doorasahda aqalka Hoose Ee BFS 2016 ayaa Qaar ka mid ah Gudiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Dhoor Musharax oo la reebey ay ku eedayeen wax isbabamarin, Nin Jeceleysi iyo ku takrifal abooda Loo egmadey, iyadoona Musharax AMINO Mursal si gaar ah u weerartey Sid Ali Baafo oo ah Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Doorashooyinka KGS.
Halkan Ka Dhageyso Codka Murashadax AMINO MURSAL /Beesha Waanjeel
Halkan Ka Dhageyso Codka Maxamed Nuur Cali Nuuraani.
Halkan Ka Dhageyso Mushrax Muqtaar Xasan Yaroow Beesha Macalin Weyne
Halkan Ka Dhageyso Malaaqa Beesha Geelidle oo Sheeegey in La Garaacey iyo 2 Musharax Kale oo ka Cabanaya Gudiga Doorashooyinka KGS
HALKAN Ka Dhageyso Murshax Ka Soojeeda Beesha Haraaw, Musharaxan Lacagta diiwaan Galin wuu Bixiyey sida uu sheegey laakin wuxu sheegey in loo diidey warqada Ogaalanshaha tartanka.
Ugu dambeyntii, Idale News Online Waxay xariiro la sameysey Gudiga Doorashooyinka KGS,Gaar ahaan Gudoomiye ku xigeenka gudigaas Sayid Ali Baafo, durba hadalo qalafsan oo hanaf leh ayuu ku soo weerarey Shabakadan oo mid dhexdhexaad ah.