Ciidamada amaanka ee Maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay 3 ruux oo haween ay ku jirtay kuwaas oo watay walxaha qarxa.
Ciidamada ayaa hawul galo aya ka sameeyeen xaafadaha magaalada Kismaayo ayaa usuurto gashay inay gacanta ku dhigaan 3 da qof ee watay walxaha qarxa.
Halkan Ka Dhageyso.
Afhayeen u hadlay Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay hadda gacanta kuhayaan dadkaan ay so qabten isla mar ahaantaana su’aalo lagu waydiinayo gudaha Xabsiga dhexe e magaalada Kismaayo.
Maamulka Jubbaland ayaa heegan sare galiyay ciidamadiisa amaanka xili ay magaalada Kismaayo uu ka socdo shirwaynihii dib u heshiisiinta Gobolada Jubooyinka Iyo Gedo.
Idale News Online, Kismaayo.