Dhageyso: Beesha Aw Digil Oo Taageero Xoogan U Muujisay KG Soomaaliya Sheegtayna In Ay Ku Qanacsan Yihiin Jagada Wasiirnimo Ee La Siiyay

0
210

 Wanleweyn(INO)-Waxgarad ka soo jeeda beesha Digil oo ku sugan magaalada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa taageero xoogan u muujiyay madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

digi

Waxgaradkan ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan 4-ta wasiir ee uu dhowaan magacaabay madaxweyne Shariif Xasan, iyagoo intaa ku daray in ay ku qanacsan yihiin wasiirka Cadaalada Axmed Sheekh Xasan Faqi ee beeshaas ka soo jeedo.

Halkan Ka Dhageyso.

Waxgaradkan ayaa ku daray in mudo sugayeen maamul goboeedka Koonfur Galbeed, ayna ku faraxsan yihiin nasiibka ay u yeesheen Wasiirka Cadaalada.

Idale News Online, Wanleweyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here