Dhageyso: Beeraleyda Degamada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose oo sheegay in la Boobay Beerahooda

0
204

Qaar ka mid beeraleyda degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay beerahooda la waregeen.

Cudbi Cumar Abuukar oo ka mid ah todobaatameeyo beraley ah oo beerahooda lagala wareegay ayaa Mustaqbal u sheegtay in kooxo hubeysa ay beerahooda hada kusuganyihiin.

Halkan Ka Dhageyso

afgooye