Muqdisho(INO)-Hoogaamiye Barre Hiiraale ayaa isagoo Muqdisho jooga ayaa ku gacanseyray go’aankii Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ee ahaa in mudane Axmed Madoobe hadda ka dib loogu yeero Madaxweyne sida kuwa kale ee maamul goboleedyada dalka, islamarkaanka magacii maamulka Jubba la laalay oo la qaatay magaca ah Maamul Goboleedka Jubaland.
Dhawaan ayeey ahayd markiiuu madaxwayne xasan uu sheegay inay jubaland tahay maamul buuxa isla markaana ay waxlaqaybsanaso maamulada dalka kajirO.