Dhageyso: Al-Shabaab Oo Baraawe ku Toogtay Afar Ruux Oo ay ku Eedeeyeen Jaajuusnimo

0
187

Fagaaro ku yaalo Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa Al shabaab waxa ay ku toogteen afar ruux oo dhalinyaro ah kuwaasi oo ay Shabaab ku eedeeyeen inay Dowladda la shaqeeyaan.

Alshabaab

Dhawaan ayeey aheyd markii Shabaab ay fagaaro ku yaalo Baraawe dhagax ku dileen haweenay lagu eedeeyay inay isla guursatay afar haween ah.
Halkan Ka Dhageyso