Dhageyso: 9-Qof oo AMISOM Madfac ku dileen iyo DFS oo Cadaalad laga codsaday

0
211

Muqdisho(INO)-Qoyskaan oo ka kobnaa 9-ruux ayaa daganaa degaanka Bufoow ee Gobolka sh/hoose waxana ay ku geeriyodeen Madfac ay soo rideen ciidanka Amisom ee ku sugan nawaaxigaas.

Max’uud C/laahi oo kamid ah ehelada qoyskaas ayaa sheegay in dhac dadaas oo hada laga joogo dhowr bilood ay ka bad baaday Gabar yar taas oo iyaduna cafimaad ahaan hada aad u liidata waxana uu dowlada federaalka ka codsaday in ay arinta gabadhaan iyo falkaanba waxka qabato.

HALKAAN KA DHAGEYSO