Dhageyso: DF Soomaaliya oo qaadacday shir ka dhici lahaa London oo ku saabsan shidaalka.

0
190

Shir looga hadli lahaa shidaalka oo lagu wadey in horaanta bishaan uu ka dhaco London ayaa dowladda Soomaaliya ay ka baaqatay. Maanta guddiga batroolka iyo macdanta ee baarlamaanka ayaa kulan la yeeshay Wasiirka batroolka iyo macdanta ee dowladda federalka Soomaaliya.

Arrimahan ayaa waxay dhacayaan iyadoo lasheegayo in uu meelo badan oo Soomaliya ka mid ah ay shirkado bilaabeen in ay baaritaano hor dhac ah ka sameeyaa.

Arrimahaas iyo xaaladda batroolka Soomaaliya ayaa wariyaha BBC ee Nairobi Yusuf Xasan, uu ka waraystay Daa’uud Maxamed Cumar oo ah Wasiirka batroolka iyo macdanta ee Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso.

[audio:http://www.midnimo.com/wp-content/uploads/2014/06/wasiir.mp3|autostart=yes]

ceelshidaalIdale News Online, London, UK.