DEG DEG:Kulanka Baarlamaanka oo goor dhaweyd furmay+ Daawo Sawiradda

0
184
Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, waxaa goordhaweyd ka furmay kulanka Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana furay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Waxaa kasoo qaybgalay kulanka 211 Xildhibaan, iyadoo hada ay bilaabatay dooda la xiriirta mooshinka, waxaana hadli doona 30 Xildhibaan oo kamid ah Xildhibaanadii isqoray.
Xildhibaan waliba wuxuu hadli doonaa afar daqiiqo, waxaana intaasi kadib marka ay dhamaadaan Xildhibaanada laguda geli doonaa cod u qaadista Xukuumadda.
 Img DescriptionImg DescriptionImg Description
 Idale  News Online,Muqdisho