DEG DEG: Raabiyo Sheekh Nuurow Oo Ku guuleysatey Kursiga Aqalka Hoose ee Beesha Reer Dumaal

0
180

Baydhabo(INO)- Waxaa Maalintii labaad ka Socoda Magaalada Baydhabo doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Raabiyo Sheekh Nuurow uu Ku guuleysatey Kursiga Beesha Reer Dumaal oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale, Doorashada ayaa weli socota, iyadoo at musharraxiin badan ku tartamayaan 69-ka kursi ee la doonayo inay kasoo baxaan Koonfur-galbeed oo afar ka mid ah la doonayo inay haween noqdaan, sida at sheegeen guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.