Gudoonka baarlamanka oo ku dhaqey natiijada codeyntii xildhibaanada, waxaana xaadir ku ahaa xarunta gollaha shacabka soomaaliyeed 235 xildhibaan.
Waxaa ogalaadey inuu RW dalka xafiiskiisu baneeyo 151 xildhibaan. Sidaas dareedu way dhscdey xakuumada RW cabdi weli sheekh axmed.
Waxaana lagu xasuusan doonaa goaan adkaan, wadaninimo iyo weliba maamul wanaag.