Danjiraha Urur Gobobleedka IGAD Ee Wadanka soomaaliya AFFey, Ayaa fariin direy, ka dib markii maamta hashiis buuxa uu dhex marey dowlada soomaliya iyo maamulka koonfur galbeed soomaaliya.
Danjire affey oo la hadlayay Laanta Afka Soomaaliga Ee BBCda ayaa xusey in marnaba la ogaleyn in lagu soo horjeesto geeda socodka nabada soomaaliya iyo xal u helida Gobolda Koonfurt soomaaliya.
sidoo kale affey ayaa u hanjabey cidii ka soo horjeesato, heeshka maaanta asigoo sheegey in ay u soo mareen wado dheer sidii loo heli lahaa siyaasad mideysan oo ka hanaqaada Guud ahaan Gobolada Koonfur galbeed.d
Dhanka kale Durba waxa Heshiiskii Maanta Gaashaka u daruurey Hogaamiyaha Sare Ee Maamulka Lixda Gobol Madoobe Nuunow maxamed sheegey in aaney jrey wax heshiis ay lagaleen Qolda 3da gobol Ee kGsoomaaliya.
Idale news online, Muqdisho.