Dagaal U dhaxeeya Maamulka Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale oo Kismaayo ka socda

0
202

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubabda Hoose waxaa ka soconaya dagaalo u dhexeeya Cidamo kala taabacsan Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Col Bare Hiiraale oo labaduba Sheegtay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State.

news

Col Xasan oo kamid ah Saraakiisha dowladda ee ku sugan jiida hore ee dagaalku ka socda oo la hadlay ayaa sheegay in dagaal culus uu wali ka soconayo qaybo kamid ah Magaalada Kismaayo.
[audio:http://www.xuuraan.com/wp-content/uploads/2013/06/Dagaal-kismaayo.mp3]
Waxaa uu sheegay dagaalku inuu u dhaxeeyo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe.