Daawo:Xildhibaan ka tirsan Kenya oo runta u sheegay Madaxda Kenya, kana hadlay xasuuqa ay soomaaliya ka wado

0
221

Nairobi(INO)- Xildhibaan Faarax Macalin Dawaara oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka kenya ayaa si adag kaga hadlay duqeynta diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysanayaan deegaanada gobolka Gedo gaar ahaan degmada Ceel-cadde ee gobolka Gedo.

Xildhibaanada ayaa shaaciyay in duqeymahaasi aysan aheyn kuwo Alshabaab lala eeganayay balse lagu waxyeeleynayay dadka shacabka ah ee kus ugan dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolka Gedo.

Hoos ka Daawo 


Idale News Online, Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here