Daawo:Wiil Dhalinyaro Hubeesan oo watay Magacyada Wariyaal la qorsheeyay in la dilo oo la qabtay.

0
215

Saraakiisha ammaanka maamulka Galmudug ayaa maanta oo Arbaca ah soo bandhigay sarkaal la sheegay in uu ka tirsan Al-Shabaab

Taliyaha  ciidamada gobalka Mudug ee Galmuudg, Gen Maxamed Nuur Cali Bidaar, oo shir jaraa’id ku qabtay saldhigga taliska dhexe ayaa sheegay ninkan in uu mas’uul ka ahaa dil xlaey ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Wuxuu sheegay oo kale in sarkaalkan la ogaaday in uu ka tirsanaa dagaallamayaasha Shabaab ee ku sugan buuraha Galgala ee gobalka Bari.

Ninkan ayaa la sheegay in uu xalay dhaawac u geystay dad rayid ah oo fadhiyay goob makhaayad ah, sidda ay lee yihiin saraakiisha ammaanka.Waxaa lagu soo qabtay ninkan howgal laga sameeyay xaafado ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Cabdi xakiim xaan xaamud
Idale news Online, Galkcayo.