Daawo:Waa Sidee Amaanka Degmada Xudur iyo Nolosha Shacabka?

0
230

Xudur(INO)- Waxaa soo hagaagayo amaanka Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ka dib markii ay Ciidamada amaanka ka sameeyeen Magaaladaasi howlgalo joogto ah o lagu xaqiijinayo amaanka Magaalada.

Sidoo kale Shacabka Magaalada Xudur ayaa si hagar la’aan ah ula shaqeeyay Ciidamada amaanka ee Magaalada Xudur isla markaana ay ku dadaalayaan iney weli si xojiyaan amaanka Magaalada Xudur.

Maamulka Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa amaanay wada shaqeynta Ciidanka Dowlada iyo Shacabka Magaalada Xudur oo ay sheegeen inay yihin shacab heegan u ah ka shaqeynta nabada.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Xudur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here