Muqdisho(INO)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Barnaaamijka Qubanaha VOA ee Todobaadkan Xiiso badan leh, Sidoo kalana lagu soo qaatay Warbixino iyo Waraysi RW Cumar Cabdirashiid.
RW Cumar ayaa waxa uu ka hadlay arimo dhowr ah, Wuxuuna sidoo kale In hadii Khilaaf ka imaanin Madaxwaynaha iyo Raysal wasaraaha ay Xukuumadiisu soomaaliya Gaadhsiin doonto Doorasho Sanada 2016-ka” Sidoo kalana waxaa lagu soo qaatay Barnaamijka Qodobo
Halkan Ka Daaawo.