Muqdisho(INO)- Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Shiikh Axmed Maxamed, Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Dr. Ali Fiqi ayaa waxay ka qeybgaleen dood uu Wariye C/salaan Hereri ku qabtay magaalada Amsterdam ee dalka Holland. Dooddan ayaa waxay ku saabsaneyd sida lagu gaari karo hiigsiga 2016.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Muqdisho