Bajin(INO)-Dowlada Shiinaha ayaa marka la gaaro xiliyada la galayo Imtixaanka looga gudbayo Dugsiga sare waxa ay adeegsataa qalabyo kala duwan si looga hortago Qishka ay ardaydu sameeyaan, waxaana markan kahor taga Qishka loo adeegsanayaa Diyaaradaha Wax basaas ee Dores-ka.
Maamulka Gobolka kuyaala Bartamaha Shiinaha ee Luoyang ayaa go’aamiyay in Diyaarado Dores ah oo loogu magac daray (Gaokao) ay u isticmaalaan kahor taga Qishhka Ardayda ka qeyb galeysa Imtixaanka si looga hortago in ay ardayda qaar sameeyaan Qash ama kala fiirsasho.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Bajin