Baydhabo(INO)– Musharax Xildhibaan Bashiir Maxamed Aaden ( Bashiir Xabashow) ayaa sheegey inuu taagan Musharaxnimada BFS 2016, isagoona Beeniyey Inuu san ku lug leeyhayn Shaqaaqada Todobaadkii hore ka dhacdey Magaaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
” Waxaan ka Xumahay Dulmi weyn oo la igu sameeyey, oo la igu tilmaamey qof bilaayo abuur ah, arintaas Musharaxnimadaydu uma Joojin doono, Beentuna way fool Xun tahay, waan ka tacsiyadenaya Dhacdaas” ayuu yiri Bashiir.