Baydhabo(INO) — Guud ahaan Goboladda iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa si weyn maanta looga ciiday, Ciidul-fidriga oo caalamka islaamka oo dhan laga ciidayey.
Halkan Ka Daawo VIDEO.
Saaka Aroortii ayaa Salaadda Sunaha ee labadda ragcadood ee salaadda Ciidda laga oogay garoomadda waaweyn ee Dr. Ayuub Ee magaaladda Baydhabo, markii waajibaadkaadkaasi laga soo dareeray ayaa dadweynihii oo ku labisan qof waliba dharkiisa ugu quruxda oo ay wataan caruurtooda ayaa mar kaliya ku soo dareeray suuqyadda iyo wadooyinka magaaladda Baydhabo, waxaana dadweynuhu isku salaamayeen Ciid mubaarak iyo Macali ciideen.
Halkan Ka Daawo Sawiro
Sawir Qaade: Wariye Abshir Maxamed Nuur.
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.