Muqdisho(INO)-Waa Dooddii Fagaaraha oo Markan ku saabsan Gooni-isu-taagga Somaliland, waxaana ka qeybgalaya aqoonyahanno Soomaaliyeed oo kala ah Prof. Xuseen Warsame, Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, Maxamed Ismaaciil, Maxamed Gaildon.
Doodda ayaa waxaa su’aalo adag lagu weydiiyay aqoonyahannada, waxayna su’aalaha isugu jireen kuwo ka dhan ah gooni-isu-taagga Somaliland iyo kuwo kale oo kasoo horjeeday in Somaliland ay baaqi kusii ahaato Soomaaliweyn.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Muqdisho