Daawo:Gudoomiyaasha Jaamacadaha USS Iyo SIMAD oo Kulan Ku Dhexmarey Xarunta Jaamacadda SIMAD Ee Muqdisho

0
210

Muqdisho(INO)-Gudoomiyaha Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Ee Baydhabo Ee Xarunta Goboka Bay oo Booqasho ku Joogo Magaalada Muqdisho Isla markaana kulmo  La Yeeshey Madax  Tirsan Jaamacadaha Ku Yaala Magaalada Muqdisho iyo Hay’adaha Daneeya Arimaha Waxbarashadda ayaa Maanta booqasho Ku Tagey Jaamacadda SIMAD,(Simad University) Ee Muqdhsho.

Gudoomiyaha Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Prof. Kalaay , waxa uu la kulmay Gudoomiyaha Jaamacadda SIMAD Prof.Daahir iyo masuuliyiin kale oo Jaamacaddaasi ka tirsan.

Madaxda Labda Jaamacadood ayaa waxay ka wada hadleen sidii labada Jaamacadood ay isaga gacan siin lahaayeen kor u qaadidda dhinaca waxbarashada ayna u sameysan la haayeen Xariir Xoogan.

Ugu dambeyntii Shirkaasi Oo  maanta ka dhacay xarunta  Jaamacadda SIMAD ayaa ahaa mid arrimihii looga wada ohadlay oo dhan la isku af gartay.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here