Daawo:Fadeexo Xoogan oo ku dhacday Gabar xoghayn u aheed R/Wasaarihii hore ee Dalka

0
271

Rome(INO)-Fadeexo iyo Ceyb weyn ayaa lasoo daristay Gabar xoghaynta koowaad uu aheed Ra’izul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi , kadib markii lagu qabtay gabdhaasi lagu qabtay xashiishad aad u badan.

Gabdhan oo lagu magacaabo Federica Gagliardi, oo 33 sano jir ah ayaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Roma ee Caasimada Talyaaniga ,xili ay kasoo dagtay lagu qabtay afar iyo labaatan kilo oo xashiishad nooca kookayiinta loo yaqaano.

Ciidamada amaanka Garoonka Diyaaradaha Roma, ayaan soo bandhigay Muuqaalka Gabdhan oo boorsooyinkeeda laga soo saaray Xashiishad badan, waxaana arintan ay ka abuurtay dalka Talyaaniga shaki badan iyo dood.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Rome.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here