Daawo:Bandhig Faneed Loogu Magacdaray Is Dhexgalka Bulshada Oo Lagu soo Geba Gebeeyay Baydhabo

0
373

Baydhabo(INO)- Bandhig faneedkan  ayaa loogu talagalay  sidii ay isu dhexgali lahaayeen bulshada iyo dadka kasoo laabanaya wadamada Kenya iyo Yeman iyo bulshada kale waxaana bandhig faneedkan  lagusoo bandhigay heeso, riwaayado ka tarjumayo wada noolaanshaha bulshooyinka ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka sidoo kale waxaa qayb ka ahaa ciyaaraha isboortiga sida kubada cagta iyo ciyaaraha fudud kuwaasoo dhamaandood loogu talagalay isdhexgalka bulshada.

YHG

Barnaaamijkan oo maalmo ka socday magaalada Baydhabo ayaa waxaa soo qabanqaabisay hay’adda SIPEJ waxaana taageerayay hay’adaha DRC iyo UNHCR.

 Halkan Ka Daawo

0G0K0OU0PP0S0XSL0OPYHG

Abshir Maxamed Nuur (Manderlla), Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here