Baydhabo(INO)- Munaasabad balaaran oo laguxusaayey dhalashada Nabigeen CSW oo kubeegan bishantan ayaa lagusoo gebagebeeyey maanta Magaalada Baydhabo.
Waxaa xuska munaasabada kasooqaybgalay Kusimaha madaxweynaha KG ahna wasiirka Beeraha, Wasiirka Diinta iyo awqaafda KG, Culmaa udiin iyo dadweynekaa.
Waxaa intii munaaasabadu socotay halkaasi kahadlaayey culmaa udiinbad oo oo soojeedinaayey taariikhda Nabigeena CSW Itaasi kadib waxaa halkaasi kahadlay wasiirka diinta Macalin Bare.
Kusimaha madaxweynaha KG ahna wasiirka Beeraha Maxamed Xasan Fiqi oo kulanka kahadlaayey ayaa sheegay in qafkasta waaajiibaad uu kasaranyahay in uu xuso Nabigeena CSW.
Halkan Ka Daawo
Abshir Maxamed Nuur (Manderlla), Idale News Online, Baydhab