Daawo: Xubno Ka socda Gudiga BFS U Qaabilsan Beerah,Xoolah iyo Horumarinta Reer mi’yiga Oo Gaarey Baydhabo

0
215

Baydhabo(INO)-Xubo ka socodA Baarlamanka Soomaaliya Isla Markaana qaabilsan Horumarinta, Beeraha, Xoolaha iyo Reer Miyiga ayaa Soo gaarey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

dhaayoq


Gudigan oo horkacayey Xildhibaan Saalim Caliyow ibrow iyo Xildhibaan Dhaayow ayaa waxay ujeeda Safarkooda ku macmeyeeyey u kuur galka Xaaladaha Wax soo saarka dalka, iyagoona sheegey in kulumo ay la qaadan doonaan Maamulka Gobolka Bay Iyo Wasiiradda Xanaanada Xoolaha Iyo Beeraha.

Xubno ka socda gudiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan beerah,xoolah iyo horumarinta reer mi’yiga ayaa waxay sheegeen in safaro ku samarayaan Magaalooyinka Jowhar , Baledweyn, Baydhabo iyo KismaayoEe Xarunta Gobolka Jubbada hoose.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here