Halkaan ka daawo Prof. Max’ed Cismaan Jawaari & Guddiyada Barlamaanka oo markii ugu horeysay shacabka Soomaaliyeed si toos ah ula wadaagay fikaradaha, dhaliilaha iyo talo soo jeedintooda ay qabaan. Xiriirkaan oo ah kii ugu horeeyey oo noociisa ah uu barlamaanka uu madaxda ka yahay Prof Max’ed Cismaan Jawaari ku dhaqaaqey, waxuuna gudoomiyuhu sheegay inuu joogto ahaan doono kulamada noocaan oo kale ah si talada iyo dhaliilaha constructive ah shacabka loo dhageyso waxba looga qabto.
Daawo Qeybta 1aad

Idale News Online, Mogadishu