MN(INO)- Wasiirka Caafimaadka Iyo daryaalka Bulshada Soomaaliya Maxamed Xaaji Cabdi Nuur Madeer ayaa khudbad ka jeediyey Xaflad lagu soo dhaweynayey Ra’iisul wasaaradaha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka dhacdey Magaalada Mineopolis Ee Gobolka Minisota Ee Dalka Mareykanka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO