Daawo: Wareysi xiiso leh oo hordhac ah: Waxii kala qabsadey Wariye C/kariim Cali Kaar iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qeybdiid

0
207

Madaxweynaha Maamulka GalMudug Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo haatan ku sugan dalka Boqortooyada Britian ayaa waxaa wareysi siiyey Television caalamiga ee Somali Channel. wareysigaasi oo xiiso badan hase ahaatee hordhac ah aad ka daawan kartaa Halkaan hoose:

qeybdiid
Idale News Online