Daawo Wareysi Xiiso Badan Feysal CAli Waraabe Majirto Wax La Yiraahdo Dowlad Soomaliya.

0
216

Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo heshiiskii Addis Abba ee dhexmaray Dowlada Xasan Sheekh iyo Maamulka Axmed Madoobe ku tilmaamay mid xaraan ah aan waxba ka jirin, laguna doonayo in dad lagu beero dhul aan ayaga laheyn,dowlada Xasan Sheekh ma aheyn inay saxiixdo heshiiskaasi weyna ku qaldantay ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

Daawo Wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta Koonfur Galbeed oo meel badan taabanaya

feysal cwaraabe

Idale News Online, London, UK.