Daawo Vodeo: Nin Hubeysan Oo Toogasho Ku Dilay Askar Mareykan Ah.

0
300


 New York(INO)-
Wararka saaka laga helayo dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada New York ayaa sheegayo in labo Askari oo katirsanaa Police-ka magaalada New York toogasho uu ku dilay nin hubeysnaa.

new york

Dilka Askartan ayaa qeyb ka ah saadaalinta laga bixinayay Amaan xumadda dalkaas, ayadoo la sheegayo in dadka Madowga ah ee dalka Mareykanka xuquuqdooda lagu tuntay, xasraddana ay suuragal tahay in arimmahan  xiriir la leedahay.

Askartan uu ninka hubeysan uu tacshiiradda huwiyay ayaa la sheegay inay ku dhex jireen gaari, ninkii ka dambeeyay weerarkan ayaa siddoo kale lasheegay inuu qudhiisa is dilay.

 

Halkan Ka Daawo Video.

Idale News Online, New York.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here