Kulan aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan golaha guurtida Lixda Gobol Ee koonfur galbeed somaliya iyoMadoobe Nuunow iyo golahiisa wasiirada bulshada rayidka ah ee degmada baydhabo ayaa shaley gelinkii dambe lagu qabtey xarunta ADC-da ee magalada baydhabo kulankani ayaa waxaa diirada lagu saarayey sidii loo adkeyn lahaa maamulka koonfur galbeed.
Halkan Ka Daawo