Daawo Video: Gudoomiyaha Gobolka Bay Oo Booqadey Cusbitaalka Dhimirka Ee Baydhabo Janaay.

0
254

Baydhabo(INO)-Gudoomiyha Gobolka Bay, Cabdi Aadan Hoosow  ayaa maanta ku Kormeerey Cusbitaalka Dhimir Ee Degmada Baydhabo, Waxaana  Waxbixin kooban  ka Dhageytey  Madaxa Xarunta dhimirka Aadan Cabdiraxaam Geltelman.

Xarunta ayaa La Gaarsiyey, Gargaar Isuga Jiro bur, bariis iyo Sonkor  oo looga Tala Galey dadka Dhimir La’ Ee Ku Dhibaateysan Xaruntaasi.

 

Hoosow

Sidoo Kale Gudoomiye Hoosow, Waxa uu Socod Ku Marey Wadooyinka Magaalada Baydhabo.

Halkan Ka Daawo