Kulan, Balaaran ay soo abaabuleen, Eng. Hashim Cabdulaahi Cabdi iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Bagadi, Oo laga Casuumey, Rw Dowlada Soomaaliya Md Cabdi weli sheekh axmed halkaaso uu kula hadley ardeyda wax ka barata dalka turkiga.
kulan oo aha mid si weyn loo soo agaasimey, ayaa waxa halkaasi, Rw Cabdi u gacan qaadey, ardeydii ka soo qiib galey kulunkaasi.