Daawo VIDEO: Dadka Indonesia oo sedaxdii sano mar u labisa qalfoofta meydka

0
181

Torajan(INO)- Deegaan ka tirsan dalka Indonesia, ayaa 3-dii sanaba mar dadka dagan waxey soo faagaan qubuuraha eheladii ka dhintay, iyagoo dabadeed ugu labisa sidii qof nool oo kale catarna mariya.

Deegaankan oo lagu magacaabo Torajan, ayaa dadka ku nool waxey aaminsan yihiin caado dhaqameed ah, in meydka 3dii sanaba mar lasoo saaro kadibna loo labiso, iyagoo u haysta iney sharfeen oo ay wanaajiyeen.meyd-indo-2meyd-indo-1

Sidoo kale qaraabada meydadka lasoo fagay, ayaa sawiro la gala iyagoo sidoo kale kusoo wareejiya xaafadaha.

3811f8f900000578-3780998-image-a-47_14733996047693811f8c500000578-3780998-image-a-30_14733907321583811f8e700000578-3780998-relatives_carefully_dress_a_dead_man_in_fresh_clothes_before_reb-a-45_14733995949403811f88a00000578-3780998-image-a-28_14733907239033811f85e00000578-3780998-image-a-35_1473391129257-1

Caado dhaqameedkan aadka u foosha xun oo aan ku banaaneen diin islaam iyo mid gaalo, ayaa ahaa mid boqolaal sano kasoo jiray deegaanka Torajan ee dalka Indonesia.

3811f7de00000578-3780998-image-a-27_14733906979723811f78800000578-3780998-image-a-25_1473390691004meyd-indo-2meyd-indo-6
meyd-indo-4meyd-indo-5meyd-indo-3