Muqdisho(INO)- Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa barqanimadii maanta ka degay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.Madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde, iyadoo soo dhawayntiisu ay ka qaybgaleen Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Odayaal Dhaqameedyo.
Home Idale Somali News Update Daawo: Shariif Xasan Oo Ka Warbixiyey Nuxurka Ujeeda Safar Uu Ka Tagey...