Daawo Sawirradda Nidaamka Sharci darada ee Darawalada Gaadiidka u maraan Laamiyada Magaalada Muqdisho.

0
199
Muqdisho: Darawalada Gaadiidka Magaalada Muqdisho qaarkood ayaa wali u muuqda kuwa aan kusocon sharciga wadista gaadiidka xiliyada ay marayaan laamiyada Caasimada Muqdisho.

Darawalada baabuurta nuucyadooda kala duwan wata ayaa hadba dhinicii ay doonaan waxa ay maraan laamiyada , waxaana arkaysaa gaadiid maraya seed ama wada aysan laheen .

Hadaba daawo Sawiro Muujinaya sharcida darada gaadiidka iyo wadooyinka ay si qaldan u galayaan.

daro_3daro_2daro_1

Idale News Online, Muqdisho.