Daawo Sawiro: Shirweynihii Afaraad Ee Ururka NUSOJ Oo Ka Socoda Magaalada Galkacyo

0
497

Galkacyo(INO)- Shir Weynihii Afaraad Ee Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed NUSOJ ayaa socoda Magaalada Galkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Waxaana halkaas isugu tagey tiro Saxafiyiin  ah oo ka kala socoda Gobolada Dalka Soomaaliya, waxana lagu soo waraymaya inay dooranayaan Hogaan Cusub.

Waxaana sanadka hal ku dhi looga dhigey “Nabadgaliyadeena iyo Xuquuqdeena”

Wariye Cali Ilyaas C/laahi oo ka mid ah Saxafiyiinka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku sugan magaalada Galkacyo ayaa u taagan Ku Xigeenka Koowaad Ee Ururka NUSOJ.

Halkan Ka Daawo

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay