Daawo Sawiro: Maleeshiyada Al-shaab Oo Soo Bandhigtey Caruur Hubeysan

0
907

Muqdisho(INO)-  Deegaanada ay maamulaan Al-shabaab ayaa maanta looga dabaal dagayaa maalinta labaad ee munaasabada ciida, iyadoo shalay dadweyne badan ay la dukadeen saraakiil Al-shabaab ka tirsan.

Wakiilkii Al-shabaab ee Shabeelaha Hoose iyo saraakiil kale ayaa kasoo muuqday sawiro laga qaaday iyaga dadweyne badan meel fagaaro ah salaaada kula dukanaya.

Sawirada ayaa waxaa kasoo muuqday caruur badan oo wata hubka caaga ah, kuwaasi oo safaf la geliyay halka qaarkoodna ay dadka ilaalinayeen.

DSC03081-Copy-640x480 Sawirrada-Ciida1-640x480 Sawirrada-Ciida5-640x480 Sawirrada-Ciida12-640x480 Sawirrada-Ciida16-640x480 Sawirrada-Ciida18-640x480 Sawirrada-Ciida25-640x480 Sawirrada-Ciida26-640x480 Sawirrada-Ciida27-640x480 Sawirrada-Ciida30-640x480 Sawirrada-Ciida31-640x480 Sawirrada-Ciida34-640x480

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.