Daawo Sawiro hordhac ah oo laga soo qaaday toogashadii Xasan Xanafi

0
1222

Muqdisho(INO)- Shabakada Wararka IdaleNews.com ayaa heshay Sawiro hordhac ah oo laga soo qaaday dilkii toogashada ahaa ee Saakay lagu fuliyay Xasan Xanafi Xaaji oo horay u qirtay inuu ka dambeeyay dilalkii Wariyeyaal dhowr ah oo Muqdisho lagu dilay.

Waxaa goobta lagu dilay goobjoog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Maxkamada Ciidamada qalabka sida, Wariyeyaal iyo shacab fara badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir kuwaasi oo daawanaayay qaabka ay u dhaceyso toogashada.

xanafi 2

xanafi 3

toogasho xanafi (1)

toogasho xanafi (2)

toogasho xanafi (3)

toogasho xanafi (4)

toogasho xanafi (5)

toogasho xanafi (6)

toogasho xanafi (7)

toogasho xanafi (8)toogasho xanafi (8)

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here